Wargeyska Raacdo Ee Jaamacadda Burco Oo..

Thursday July 10, 2014 - 09:07:42 in News & Events by Super Admin
  • Visits: 2707
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wargeyska Raacdo Ee Jaamacadda Burco Oo..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raacdo
File Attachment
Size: 13 MB
Wargeyska Raacdo Ee Jaamacadda Burco Oo Cadadkiisii Koobaad Soo Saaray

Burco(UB)-July 10,2014- Wargeyska Raacdo waa wargeys ay soo saarto Jaamacadda Burco, oo loogu talo galay in ay baahiso fariimaha iyo xogta dhabta ah ee Jaamacadda, sidoo kale waa cilmi-baadhe baadigooba xogaha duugan ee aan la daah-furin. 


Wargeysku waa saddex biloodle ku  soo baxa afka  soomaaliga , si bulshada ku hadasha luuqada soomaaligu ay uga faa'iidaystaan aqoonta uu  xambaarsan yahay, waxa uu raadco qoto dheer ku samayn doonaa dhaqankii , dhaqaalihii, hiddihii , iyo hankii bulshadu dhaxalka u  lahayd   ee ka tasoobay (lumay) , waxa iyana lagu soo bandhigi doonaa hal-abuurka  bulshadeena iyo qowmiyadaha kale ee dunida ku nool ay ku soo biiriyaan nolosha .

waxa uu wargeysku soo dhowaynayaa fekred kasta oo caafimaad qabta oo ay ka faa'iidi karaan akhristayaasha Raacdo.

Magaca Raacdo waxa loogu doortay in ay ka turjunto baadhis iyo baadigoob wixii lumay , iyo awaal-doonka ama raadinta mustaqbalka oo labaduba waxa ay ka mid yihiin noocyada cilmi baadhista .
 
Buroa Office 

Contact us

For General Inquiries contact us on:

  • Telephone: +252 2 712642

Connect with us

We're on Social Networks. Follow us & get in touch.
Copyright © 2012 - 2017 University of Burao All Rights Reserved.