Jaamacadda Burco oo Si Rasmi ah Loo Siyey Xubinimada Ururka Jaamacadaha Arabta

0
Tuesday December 06, 2016 - 09:58:09 in News & Events by Super Admin
  • Visits: 907
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jaamacadda Burco oo Si Rasmi ah Loo Siyey Xubinimada Ururka Jaamacadaha Arabta

    Jaamacadda Burco oo Si Rasmi ah Loogu Ansixiyey Xubinimada Ururka Jaamacadaha Arabta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jaamacadda Burco oo Si Rasmi ah Loogu Ansixiyey Xubinimada Ururka Jaamacadaha Arabta

Jaamacadda Burco iyo Afar Jaamacaddoo oo kale ayaa si buuxda loogu ansixiyey shirweynihii Ururka ay ku midoobeen Jaamacadaha dalalka carbeed.
Jaamacadahan oo ku kala yaala Somaliland iyo Soomaliya waxa ka mid ah :
1. University of Burao
2. Amoud University
3. Jazeera University
4. Banaadir University
5. Simmad University

Guddoomiyaha Jaamacadda Burco Prof. Sulieman Dirir Abdi ayaa dhambaal hambalyo iyo bogaadin ah u diray guud ahaan ururka ay ku bahoobeen jaamacadaha carabta , gaar ahaanna Jaamacaddaha Soomaalida ee kor ku xusan.


waxa uu si gaar ah tahniyad iyo hambalyo ugu direy Prof. Ibraahim Maxamed Husein , guddoomiyaha jaamacadda Jazeera.

ururkan ay ku bahoobeen Jaamacadaha dalalka carabta ayaa ku hawlan sidii gacan qabasho iyo taageero laagu samayn lahaa jaamacadaha , sidoo kalena cilmi baadhis iyo tayayn weyn ka geysan doona tacliinta sare ee ay ku hawlan yihiin rugahan bixiya tacaliinta sare iyo cilmi baadhista.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Contact us

For General Inquiries contact us on:

  • Telephone: +252 2 712642

Connect with us

We're on Social Networks. Follow us & get in touch.
Copyright © 2012 - 2017 University of Burao All Rights Reserved.